Waa maxay dhaqan?
Dhaqanku waa waxyaabaha uu qofku ka barto qof kale dhaqankaasi mid xun iyo mid wanaagsan ba wuu noqon karaa.
Waa maxay dhaqamada aynu rabno ka waalid ahaan in ilmaheenu innaga barto?
Marka aynu ka hadlayno dhaqamada aynu rabno in ubadkeenu inaga bartaan waxaynu diiradda saaraynaa dhaqamada diinteenu ina farrayso sida saalada ,asuulbta wanaagsan ee dadka waaweyn loola dhaqmo , runt aiyo daacadnimada , sida loo xushmeeyo dadka isku deegaanka tihiin, barida ereyo qurxoon iyo in la dhagaysto qofka hadlaya.
Faa’idada dhaqanka wanaagsan.
1.Dhaqanka wanaagsan ee caruurta lagu tarbiyeeya wuxuu ilmaha ka dhigaa mid naftiisa kalsooni ku qaba , dadka ku ag xeerana wuxuu uga so jiida jacayl ay tusaan ilmaha ku barbaaray dhaqanka wanaagsan.
Dhaqanka wanaagsani wuxu dhisaa xiriir bulsho oo caafimaad qaba.
3.Maskax degan oo caafimaad qabta.
Ilmahaa an helin waalid u noqda tusaal u uku daydo oo uu ka daydo wax kasta oo wanaag ah wuxuu la kulmaa caqabado waaweyn, madaama ilmuhu uu yahay arday ama xaashi cad wax kasta oo uu la kulmana isku daya inuu sameeypo.
Caqabadaha ka dhalan kara dhaqamada xun-xun.
Caqabadaha dhanka bulshada iyo asxaabta.
Dib u dhac ku yimaada dhankaa waxbarashada.
Caafimaad-darro maskaxeed.
Saamaynta mustaqbalka fog.
Waa aabo wiilkiisa u noqday ku dayasho fiican.
Hooyo ilmaheedii aan u noqon role model, waxa ka dhashay taas in ilmihii baran waayo qiimaha waalidkiisa.



0 Comments